War-Murtiyeed ka soo baxay Shirkii Iskaashiga Puntland iyo Galmudug (Akhriso)

Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug ee shalay ka furmay magaalada Gaalkacyo ayaa goor dhow laga soo saaray War-murtiyeed wadajir ah. Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug iyo wufuud ay kala horkacayaan ayaa ka qeyb galay shirkaas oo looga hadlay xoojinta xiriirka labada maamul, amniga Gaalkacyo iyo qodobo kale. Labada hogaamiye ayaa Geedka Nabadda si wadajir ah ugu … Continue reading War-Murtiyeed ka soo baxay Shirkii Iskaashiga Puntland iyo Galmudug (Akhriso)